28.9 C
Mogadishu

Wararka

Shil dad ku dhintay oo ka dhacay dalka Turkiga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku dhawaad 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii uu gaari bas oo ay la socdeen muhaajiriin u kala...

Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde

BELEDWEYE-AYAAMAHA-Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha Ciidanka xoogga dalka  Soomaaliyeed  ayaa gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan. Garoonka diyaaradaha Buulo-Burde waxaa taliyaha kusoo dhaweeyay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Garbahaarey.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo Jubaland. Rooble ayaa si diiran loogu soo dhaweeyeen Maamulka...

Al-Shabaab oo ka hadashay qaraxii maanta ee isgoyska Banaadir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqanaya dhammaan deegaanada ay ka dhaceyso doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay inuu safaro ku tagayo dhammaan deegaanada ay ka dhaceyso doorashooyinka, isagoo caddeeyay in Dowlad Goboleedka Jubbaland ay mas’uul ka...

Qaban qaabadii u dambeysay soo dhaweynta RW Rooble oo Garbahaareey ka socota.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa siweyn looga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee halkaasi tegaya. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxa lala beegsaday Farxaan Qaroole

MUQDISHO-AYAAMAHAFaah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya qarax Is-miidaamin ah oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir...

Puntland oo sheegtay inay degaano kala wareegtay Daacish

BOOSAASO-AYAAMAHA-Ciidamada Difaaca Maamulka Puntland ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay howlgallo ka wadaan degaannada Buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo mararka...

Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taliban ayaa qabsatay marinada waaweyn ee xadka ay la wadaagaan Iran iyo Turkmenistan kadib howlgalo balaaran oo ay ka wadeen waqooyiga Afghanistan, sida...

U jeedka safarka Yuusuf Daba-geed ee Buulo-Burte

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada Buulo-burte ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan