25.5 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Qadar oo bedeshay mowqifkeeda ee la macaamilka dowladda Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar...

Xukuumadda Somalia oo Maamulka Galmudug kala hadashay xasilinta degaannada lagala wareegay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ee Magaalada...

Xilka Mahad Salaad oo la isku haysto xili Guux weyn ka jira Villa Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Marka la eego sida ay wax isku badeleen labadii bil ee lasoo dhaafay xilalka la magacaabay iyo kuwa laga qaaday Beesha Ceyr ayaa wajahaday...

Waddan ciyaartoyda uga qeyb galeysa Koobka Adduunka soo diray iyagoo ay garab socdaan diyaaradaha...

Kooxaha maanta ka ciyaaraya tartanka Koobka Adduunka ee ka socda Qadar waxaa ka mid ah xulka qaranka Poland oo qabsaday warbaahinta caalamka markii ay...

Diyaarad sidday wafdi culus oo sabab la yaab leh ugu dagi weysay garoonka Garoowe...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaarad sidday wafdi culus oo xalay ka dagi weysay garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir Hamaan ee ku yallaa magaalada Garoowe, kadib dhacdo qabsatay baraha...

Odayaasha iyo dhallinyarada iska leh Kursiga Hop 86 oo billaabay abaabul iyo qorsho ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli hakad ku jira qaar kamid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo qaarkood aan hada laheyn wax mataalad ah. Kursiga sumadiisa tahay Hop...

Naji Rashed Al Naimi “Ma sifayn karo sida aan dareemayo. Dalkayga yar hadda waa...

Magaalada Dooxa ayaa xilligan ah mid si aad ah u mashquul badan islamarkana farxaddu waa mid la dareemi karo meel kasta. Markaad dhex socoto...

Booliska oo gacanta ku dhigay nin baadi goobkiisa baraha bulshada lagu baahiyay 

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada kasoo muuqday asigoo tacidiyad u geeysanaya...

Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qeybta 27aad, Ciidamada kumaandooska DANAB iyo kuwa dadka degaanka ee huba qaatay ayaa saacadihii la soo dhaafay...

Xaruun caafimaad oo laga dhagax dhigay Degmada Feerfer.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka degmada Ferfer ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dhagax dhigay Xarunta caafimaadka degmada Ferfer ee gobolka Shabeelle oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan