28.9 C
Mogadishu

Wararka

Banaanbax looga soo horjeedo Xasan Sheekh oo Muqdisho ka bilowday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay dhigayaan qaar ka mid ah waalidiinta ciidan tababar ugu maqan dalka Eritera ayaa ka dhacay...

Wasiirkii xilka laga qaaday ee Maaliyadda oo si aan la filaynin uga hadlay xilka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Dr Cilmi Maxamuud nuur wasiirkii hore ee maaliyadda ayaa waxaa uu ku sheegay intii uu xilka haayay uu ...

DEG DEG:- Buuq iyo fowda oo ka taagan Xaruunta Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Buuq iyo fowda ayaa xiligan ka taagan kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah kulankoodii  6-aad ee Kafadhigga 3-aad waxaana la horgeeyay mooshin oo...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaro xoog le oo ka dhashay Dabkii ka kacay Suuqa Jig...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bulshada Soomaali galbeed maanta waa ay u tahay maalin murugo kadib markii xalay ka dhacay Dab xooggan suuqa Taywaan ee magaalada Jigjiga ayaa weli...

Baarlamaanka Soomaaliya oo si toos usoo farageliyay heshiiskii Golah Wadatashiga Qaran

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumaddu...

Akhriso liiska Golaha Wasiiradda ee hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiiradda XFS ayaa la filayaa inay dhowaan hortagaan Xildhibaanada Golaha Shacabka si loola xisaabtamo. Qoraalk kasoo baxay xafiiska xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska RW...

DEG DEG:- Wasiirka Amniga oo looga yeeray Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa looga yeeray xaruunta Golaha Shacabka si loola xisaabtamo. Qoraal kasoo baxay golaha shacabka...

Wasiirka Maaliyadda oo lagu qasbay inuu la shaqeeyo Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha ama uu...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojintii uu shalay ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda...

Maxay tahay jawaabta uu ka bixiyey su’aalihii la weydiiyey Hanti dhowrka guud ee qaranka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weriye katirsan telefeshinka Universal oo lagu magacaabo Cabdicasiis Ok ayaa waxaa uu su'aalo adag weydiiyey Hanti dhowrka guud ee qaranka Axmed Ciise Guutaale, Su'aalaha...

Qorshaha Xasan Sheekh ee la dagaalanka Musuq maasuqa oo ujeedkiisa la ogaaday

MUQDISHO AYAAMAHA Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaanahan waday qorshe lagula dagaalamayo musuq maasuqa ka jira dowladiisa, taasoo oo loo xiray agaasimiyaal iyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan