24.8 C
Mogadishu

Wararka

Siyaasiyiin uu hogaaminaayo Cabdi Xaashi oo weerar afka ah ku qaaday Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble loo xilsaaray xal ka gaarista khilaafka u...

Jubbaland oo billowday doorashada Xildhibaanada Aqalka sare.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland. Magacaabistaan uu Guddoonka Baarlamaanku magacaabay ayaa dabasocota...

Cumar Filish oo xariga ka jaray dhismaha wadada Warshada Caanaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee...

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Deegaanka Oo Sheegay Inay U Diyaargaroobeen la dagaalanka TPLF

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cali Badal Muxumed ayaa sheegay in ciidamada deegaanka ay xilli walba ay diyaar u yihiin inay difaacan...

Maskaxdii ka dambeysay dilka madaxweynihii Haiti oo magaciisa la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise. Sarkaal horay uga tirsanaa wasaaradda cadaalada Haiti...

Dhalanyaro Soomaaliyeed oo ku xirneyd Jasiiradda Seychelles oo la sii daayey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles) waxay sii daayeen 5 dhallinyaro Soomaali ah, kadib, markii lagu waayey wax caddaymo dhmaystiran oo muujinaya inay Burcad-baddeed yihiin. Wakaalladda...

Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo farrin u dirtay guddiga doorashada mamaulkaas

DH-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka galmudug Cali Daahir Ciid aya magaalada Dhusamareeb kulan kula qaatay Gudiga Doorashooyinka dowlad goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray magaladaas. Kulankan oo qaatay...

Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo la shaaciyey iyo Xiliyada Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dardar kusocodo howlaha doorashooyinka oo la filayo inay dhawaan ka billaabato dalka. Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyey Jadwalka rasmiga ah ee doorashada Soomaaliya, waxaana...

Ciidanka Ammaanka Galmudug Oo Fashiliyay Qarax Ismiidaamin Ahaa

DHM-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug gaar ahaan agagaarka degaanka Bacaadweyn ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha...

Maxkamadda Sare oo ku dhawaaqday inay qaadeyso dacwadaha ka dhasha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dad badan ay is weeydiiayaan in Maxkamadda Sare ay awood u leedahay dacwadaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan