Xasaasi:- Waayihii Janaraal Xuud oo dhamaad ah iyo Guudlaawe oo tagaya Beladweyne.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabeelle ayaa xaqiijiyay in ay guuleysatay tijaabadii ugu horreysay ee doorasho loogu qaban lahaa magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan,...
Gabdho Soomaaliyeed oo ka murugsan Quruxlowgii xabsiga lagu xukumay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabdhaha Soomaaliyeed qaarkood, iyo kuwa kale ee caalamka ayaa baraha bulshada aad uga hadal haya nin dhallinyaro ah oo maxkamad ku taalla dalka Mareykanka...
Xildhibaan Dalxa oo soo bandhigay cadaalad darada ka jirta lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cadaalad daro tahay lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada sababo laxiriira in...
Muwaadin Soomaali Ah Oo Meydkiisa Laga Helay dalka Koonfur Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa xalay helay Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bootaan Saruurow oo maalmihii lasoo dhaafay lagu la’aa Nolal...
Muxuu yahay u jeedka safarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dalka Nigeria?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria.
Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada...
Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inay Howgal Ku Dishay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Daarusalaam ee hoostega degmada Cadale...
Madaxweynaha Puntland Oo Safar Ugu Amba-Baxay Magaalada Nairobi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka ama-baxay Magaaalada Kismaayo...
Maxaa looga hadlay Kulan Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle ku yeesheen Beledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada oo ka qabsoomay...
Guddiyada doorashooyinka Soomaaliya oo maanta Guddoon dooranaya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha gudiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed & xalinta khilaafaadka inay doortaan Guddoonkooda si...
Wararkii Ugu Dambeeyay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa Hada Dagen Mana Jirto Wax Rasaas ah oo Laga Maqlayo Gudaha Magaalada Kadib Dagaal Saaka Ka Dhacay Xaafada Nuur Xawaad...




















