30.9 C
Mogadishu

Wararka

Lafta-gareen oo ku sugan “Addis Ababa” oo kusii jeeda dalka kale oo Afrika ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa. Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Safiirka...

Maleeshiyaadka General Xuud oo weerar culus ku qaaday Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maleeshiyaad Daacad u ah Gen Abuukra Xaaji Warsame Xuud oo Xalay Abaabul Dagaal Kawaday Deegaanka Ceelgaal ee Duleedka Magaalada Baladweyne ayaa Saaka Weerar Ku...

Guddiyada Doorashooyinka Dalka Oo Tababar Loo Soo Xiray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa soo xiray tababar muddo 3 cisho ah u socday Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal, heer...

Guddi ka shaqeeya horumarinta Afka Somaaliga oo la magacaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji,ayaa magacabay guddigga ku meel gaarka ah ee hurumarinta Afka Soomaaliga...

Gabadhii ugu horreeyey ee Soomaaliya uga qayb galaysa ciyaaraha feerka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo ah gabadh Soomaali ayaa mar kale taariikh u sameynayso dalkeeda, iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ka soo jeedda Soomaaliya ee...

Sidee Villa Somalia ku baajisay safarkii Saciid Deni ku tagi lahaa Baydhabo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa baaqday safar la qorsheenayey inuu madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku tago Magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed. Safarka...

TPLF oo si xun u dishay Madaxii xafiiska Maalgashiga ee maamulka Tigray

Madaxii xafiiska Maalgashiga ee maamulka ku meelgaadhka ah ee gobolka Tigray ayay TPLF maydkiisa jarjareen kadibna ku xabaaleen meel u dhow kiniisadda Gabreil. Balse xalay...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin si bareer ah qof shacab ah u...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Federaalka ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Nin horey si bareer ah qof shacab ah ugu...

Mas’uuliyiin ka hadashey geerida taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdishu waxaa ku geeriyooday Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janeraal Cabduqaadir Cali Diiriye (Gen. Subxaanyo). Allah u naxariistee taliyaha ayaa magac iyo maamuusba...

Cabsi xoogan oo soo wajahday Soomaalida ku nool dalka jarmalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaali ku nool dalka Jarmalka ayaa cabsi soo wajahday Kaddib markii nin Soomaali ah oo ku hubaysna toorey uu dalka Jarmalka ku dilay ugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan