Xoghayihii Hore Ee Gaashaandhigga Mareykanka Oo Geeriyooday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayihii hore ee Gaashaandhiggga Mareykanka Donald Rumsfeld ayaa ku geeriyooday magaalada Taos ee gobolka New Mexico, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay qoyskiisa...
Rooble oo oo Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada xoriyadda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada ka soo wareegtay Xorriyadda dalkeenna ee 1da...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabada calansaarka maalinta xoriyadda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku...
Mid kamid ah raggii shalay dhac u geystay Carwo KAAH oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goordhow warbaahinta usoo bandhigay rag ku eedeysan in ay dhac ka geesteen goobo ganacsi iyo xaafado ku yaala Muqdisho.
Afhayeenka...
Itoobiya oo ku hanjabtay in ciidankeeda ay dib ula wareegi karaa Mekelle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray haddii loo baahdo, laba maalmood...
Ciidanka Talyaaniga Oo Lagu Amray Inay Ka Baxaan Saldhigga Cirka ee Al-Minhad.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciiddanka Talyaaniga ee ku sugan Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Al-Minhad ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu amray inay dalkaasi kaga baxaan ugu dambayn maalinta...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo tababar loo furay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed tababarkan ayaa socon doona mudo...
Mareykanka oo ku booriyey dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya ilaalinta xabad joojinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga aqalka sare ee Mareykana u qaabilsan dhanka xiriirka dibadda, ayaa ku booriyey dhammaan dhinacyada ku dagaalamaya gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, iney u...
Ciidamada Puntland oo Sheegtay inay dileen dagaal yahano katirsan Daacish.
GAROOWE-AYAAMAHA-Ciidamada maamul goboleedka Puntland, ayaa diley laba kamid ah dagaal yahanada kooxda dowladda Islaamka, agagaaraha Bali Dhidhin oo ku taalla gobolka Bari, waqooyi bari...
Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa marka hore ugu hambalyeeysay Bulshada Soomaaliyeed toddobaadka xorriyada oo weli lavu guda jiro.
Qoraal kasoo baxay...




















