Kuraasta Somaliland oo weli ay isku haystan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli lagu wado in saacadaha soo socda xerada Afisyooni lagu saxiixo heshiiska doorashada Soomaaliya, ayaa wararka aan ka helayno Muqdisho waxa ay sheegayaan in...
Kulan looga hadlay ilaalinta qoondada Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro)
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee XF Soomaaliya Marwo, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa xalay kulan la yeelatay madaxweynaha maamulka koofur galbeed Cabdicasiis Xasan...
Shirka Doorashooyinka Soomaaliya Oo Maanta La Filayo In Lasoo Xiro.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda Soomaalida ayaa la filayaa in maanta ay si rasmi ah u soo saaraan warmurtyeed, kaasi oo qeexaya heshiiska ay ka gaareen doorashooyinka Soomaaliya.
Maanta...
Abwaan Sooraan Oo Ku Geeriyooday Burco iyo Dowladda Somalia Oo Ka Hadashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa Goor dhow ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada...
Laamaha Amniga Oo Magaalada Muqdisho OO Gacanta Ku Dhigay Burcad Hubeysan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Yaaqshiid Cabdifitaax oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in laamaha amniga iyo kuwa maamulka howlgal ay sameeyeen kusoo qabteen dhowr...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe
JOWHAR-AYAAMAHA-Millateriga Soomaaliya ayaa howlgal waxaa ay Maanta ku gaareen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Al-Shabaab.
Howlgalka oo...
Q.M Oo Welwel Ka Muujisay Go’aankii DFS Ku Diiday ergeygii Midowga Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay fursadda hortaalla hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee ku shirsan Magaalada Muqdisho xilli...
Wararkii u dambeyey shirka Afisyooni iyo sida loo fulin doona heshiiska doorashada.
Shirka oo galay Maalintii 4aad Waxaa si weyn diirada looga saaray xal u helidda qodobadii hareeyay Muranka Doorashada.
Shirka ayaa lagu gaaray heshiis inta badan...
Wararkii u dambeysay shirka Afisyooni iyo sida loo fulin doona heshiiska doorashada.
Shirka oo galay Maalintii 4aad Waxaa si weyn diirada looga saaray xal u helidda qodobadii hareeyay Muranka Doorashada.
Shirka ayaa lagu gaaray heshiis inta badan...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Heshiis Laga Gaaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Wadatashiga oo sabtida todobaadkaan ka furmay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horumarro laga sameeyay qodobbadii laga wadahadlayay ee khuseeyay doorashooyinka dalka.
Afhayeenka...



















