26.7 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal,...

Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka Dhacay Beledweyne Oo Xal Laga Gaaray.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada Dhexe iyo Maamulka Hirshabeelle ee Maalmahan Baladweyne u Joogay Xalinta Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta Si...

DEGDEG: Maydka gabar yar oo laga helay Degmada Dharkenlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas laga helay Meydka gabar yar oo si fool xun loo dilay. Wararku...

Maxay tahay sababta uu RW Rooble u diiday casumaaddii Uhuru Kenyatta

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiday casuumaad uu u fidiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq  ayaa...

Soomaaliya maka mid noqon kartaa qilaafka Webiga Niil?

Wasiirka arrimaha dibedda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa beeniyay in Soomaaliya ay qeyb  tahay muranka ka...

Al-Shabaab oo 25 xubnood looga dilay Hiiraan

Ciidanka xoogga Dalka Somaliyeed, qeybta 27aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Ceel-bacad oo hoos tagta degmada Buulo-burte waxa ay ku dileen 25 ka...

Maamulka Galmudug Oo Kala Diray Guddigii Dhismaha Golayaasha Degaanka.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Go’aan ay ku kala dirtay Guddigii farsamada ee dhismaha Golayaasha deegaanada...

Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda oo War soo saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay...

Dowladda Masar Oo Ka Hor-Timid Qorshe Biyo Xireen Kale oo Itoobiya Ay Dhisan Doonto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan 100 Biyo-xireeno waa...

Kenya oo ku hanjabay in ay joojin doono duulimaadyada hay’adaha QM ee bani’aadannimo.

NAIROBI-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa uga digtay hay’adaha QM, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada Soomaaliya. Kenya ayaa duulimaadyada Soomaaliya hakisay muddo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan