Xog; Waa maxay ujeeddada ka dambeysa safarka Rooble ee Jubbaland?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socdo safar ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.
Safarka Ra’iisul...
RW Rooble oo maanta qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka...
Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Afgooye iyo Dagaal Ka Socda Degmada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa u dhexeeya dagaalamayaasha Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana dagaalku uu ka socdaa degaanka mukayga oo ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo inta badan khamiis walba la qabto.
Shirka ayaa...
Heshiis la dhex-dhigay Beelo walaalo ah oo sanado badan dagaalamayey.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Beelaha Dir iyo Xawadle oo Kudhawaad 8 Sano Siyaabo Kala Duwan ugu Dagaalamayay Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta...
Maxaa kajira in Cumar Filish xil ka qaadis lagu sameyn doono, yaa lagu bedelaya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu go'aansaday inuu xilka ka xayuubiyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.
Ilo wareed madax banaan...
Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62 sano guuradii kasoo wareegtay Aas’aaska Ciidanka...
Ujeedka safarada RW Rooble oo dalka Qatar midka MW Farmaajo ee Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo inay u ambabaxaan dalka Qatar.
Wararka la helayo...
Afgembi oo markale ka dhacay dalka Suudaan iyo wararkii u dambeeyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta...
U jeedka safarka Madaxweyne Farmaajo ee Turkiga iyo shakiga ku gadaaman.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim...