26.9 C
Mogadishu

Wararka

Midowga Musharaxiinta oo ka dhex bilowday tafaraaruq iyo sababta ka dambeysa.

Muqdisho-Ayaamaha-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa isku khilaafay warqad shalay kusoo baxday magaca golaha oo ku eedeysay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble inuu ka leexday dhex-dhexaadnimadii. Warqadaan...

Hay’adaha Garsoorka oo dib u bilaabaya dacwadaha aan ciqaabta aheyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan dacwadaha aan ciqaabta ahayn...

Wariye Axmed Xuseen Cadoow oo wadne xanuun ugu geeriyooday Muqdisho.

Alle ha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe Isbitaalka Yardameeli ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariyer Axmed Xuseen Cadoow oo kamid ahaa Warbahinta Dalsan...

XOG:- Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo isku dayay inuu baajiyo shirka Doorashooyinka ee...

Muqdisho-Ayaamaha-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble in uu socdo cadaadis dib loogu dhigayo shirko looga...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka hadlay xadgudubyada ay wado Israa’iil

Muqdisho-Ayaamaha-Xoghayaha ururka iskaashiga  islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin oo ka.hadlaayay kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas  ayuu ku canbaareeyay xadgudubyada Israa’iil ay ka waddo goobaha...

Rooble oo lagula taliyay inuu fuliyi 5 qodob oo muhiim u ah heshiiska doorashooyinka.

Muqdisho-Ayaamaha-Musharax Daahir Maxamuud Geelle ahna Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa soo bandhigay shan qodob oo laga doonayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ka hor shirka...

Qaban qaabada shirka Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada oo ka bilaabatay Muqdisho

Muqdisho-ayaamaha-Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Wakiilo ka socda dowlad Goboleedyada, kuwaas oo  qaban qaabinaya shirka Madaxda dowladda, Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Wararkii U Dambeeyey Banaanbax Ka Socda Muqdisho

Muqdisho-Ayaamaha-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Dib Ugu Laabtay Hargeysa.

Hargeysa-Ayaamaha-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, iyada...

Guriga hoggaamiyaha Xamaas oo duqeyn lala eegtay.

Muqdisho-Ayaamaha-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar. Ma kala cadda tirada dadka ku dhimatay ama...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan