28.9 C
Mogadishu

Wararka

Muuse Biixi “Soomaaliya waa dowladda keliya ee adduunka aqoonsigeena kasoo horjeedda”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in xukuumadiisa ay mudnaanta kowaad siin doonto sidii ay Soomaaliland aqoonsi...

faallo is difaac ah oo Madaxweyne Farmaajo u qoray jariiradda Foreign Policy.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maqaal uu ku qoray jariiradda Foreign Policy ee Maraykanka waxa uu ku sheegay in aan lagu eedeyn...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo kulan yeeshay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Beesha Caalamka, iyagoo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, diyaar garowga Shirka Golaha Wadatashiga...

Guddoomiye Filish oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameeynayo Buundooyin kuyaala Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka ku yaala...

Wafdi Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaaray Baladweyne Iyo Ujeedkooda

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goor dhaweyd gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka oo uu hoggaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda...

Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo la xukumay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta xukun ku riday rag loo heysto dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay 21-kii Bishii Janaayo...

Maamulka Hir-Shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Soomaaliya

Muqdisho-Ayaamaha-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ku eedeeryay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka xayirtay lacag wax looga qaban lahaa fatahaadda ...

Joe Biden Oo Ansixiyay In Hub Laga Iibiyo Israa’iil

Muqdisho-Ayaamaha-Inkasta oo Maraykanka mar labaad horjoogsaday bayaan Golaha Ammaanku soo saari lahaa oo ku baaqayey in colaadda la joojiyo, ayaa madaxweynaha Maraykanka Joe Biden...

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland & Midowga Afrika oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

Muqdisho-Ayaamaha-Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee dawlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is xog waraysi ah oo aaladda fogaan araga loo adeegsanayo la...

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland & Midowga Afrika oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

Muqdisho-Ayaamaha-Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee dawlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is xog waraysi ah oo aaladda fogaan araga loo adeegsanayo la...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan