Nin Weerar Ka Geystay Magaalada Muqdisho Oo Toogasho Lagu Dilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin hubeysan ayaa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha.
Weerarkaasi ayaa geystay khasaaro kala duwan.
Weerarkaan ayaa...
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Oo Xilka Laga Qaaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, isagoo mid cusub magacaabay.
Guddoomiyaha Maxkamadda...
Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha K/galbeed Oo Is Hortaaagay Wariyaal Hawlo Shaqo U Tagay Degmada...
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wasiir u Dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha Koonfurgalbeed ayaa is hortaag kusameeyay wariyaal madax banaan oo howlo shaqo u tagay degmada Quracjoome Ee Gobolka Bakool.
Cabdimaalik...
” Hub ay laheyd dowladda ayey Al-Shabaab nagula dagaalameen”Axmed Madoobe
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in rasaas ay dowladda Soomaaliya la soo degtay ay heleen Al-Shabaab, isla markaana ay kusoo...
Caro Ka Dhalatay Wiil Soomaali Ah Oo Ay Dileen Booliska Minneapolis
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah shacabka magaalada Minneapolis oo careysan ayaa isugu soo baxay goobta uu ka dhacay dil toogasho ah oo ay booliska magaaladaas...
Al-Shabaab Oo War Ka Soo Saartay is-miidaamin Ka Dhacday Duleedka Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha...
Madaxtooyada Soomaaliya Oo Digiin U Dirtay Siyaasiyiinta Mucaaradka
MUQDISHO-AYAAMAHA-la taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Cabdi Saciid Muuse ayaa uga digay Siyaasiyiinta mucaaradka ee xildoonka ah inay siyaasadeeyaan Arrimaha Ciidamada.
Isaga...
Laamaha Amniga Jubbaland Oo Howlgal Culus Saaka Ka Wada Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ka wadaan howlgallo kala duwan, kadib markii...
Xaruntii Idaacad Alshabaab Ee Deegaanka Kuunya-Barrow Oo La Duqeeyey.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Duqeyntan ayaa lala bartilmaameedsaday idaacad ay ururka Alshabaab ku lahaayeen deegaankaas iyadoo duqeyntana ay ka dhalatay burbur iyo waxyeelo kale.
Xaruunta oo ku taalay Deegaanka...
Booliska Hir-Shabeelle Oo Dhalinyaro Ku Xir Xiray Magalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle waxaa ay xabsiga dhigeen qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaaladaas.
Ciidamada ammanka ayaa la...