Kongareeska Mareykanka Oo Laalay Codka Diidmada Qayaxan Uu Trump Dul Dhigay Miisaaniyadda Difaaca
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, arrinta oo ah...
Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyey Xulka Gobolka Banaadir.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado yar kaddib markii ay ciyaartu dhammaatay u hambalyeeyay xulka Gobolka Banaadir ee ku guuleystay tartankii xiisaha badnaa.
"Hambalyo Xulka...
Ciyaartoyda Gobolka Banaadir Oo Guul Ka Gaartay Ciyaartii Galabta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda...
Mahdi Guuleed oo raali-gelin ka bixiyay hadal uu ku taageeray dib u doorashada Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ka qeyb-galayay dood ka socota Shirka Garoowe ayaa sheegay in uu...
Kheyre Oo Shirka Garowe Ka Sheegay In La Xaliyo Muranka Doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Maanta khudbad ka jeediyay shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage ee ka socda Magaalada...
Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Cambaareeyay Qaraxyo Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ka garoonka diyaaradaha Cadan...
Booliska Soomaaliya Oo Farriin Adag U Diray Taageerayaasha Xulalka Gobolka Banaadir Iyo Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo gobolka Banaadir ee barri...
Iran oo magdhaw siineyso dad ku dhintay diyaarad ay soo ridday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Iran ayaa la sheegay qoysaski ay 176-kii qof ee ku dhimatay diyaaraddi rakaabka ee ay ciidamadeeda soo rideen qofkiiba iney siiso magdhaw gaaraya $150,000...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyay sababta uu uga baaqday Shirka Garoowe
JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Calii Gudlaawe Xussein ayaa Magaalada Caasimada Jowhar ka daahfuray Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo colaadi...
Wararkii U Dambeeyay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Gedo.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Gedo, kadib weerar ay...