25.6 C
Mogadishu

Wararka

Sharci ma u leeyahay madaxweynaha dib-u-dhigidda wax ka badalidda dastuurka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa 27 bishan ku ekaa dhameystirka hwolaha dib u eegista dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya oo waqtigiisa uu dhacayo. Dastuurkan ayaa waxay ahayd in...

Wasiir Janan Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqay In Uu Iscasilo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Cabdirashiid Janan Wasiirka Aminiga maamulka Jubbaland ayaa si kulu uga hadlay Ciidamo ay dowladda Soomaaliya ku daabushay Gobolka Gedo, kuwaasi oo maalmihii ugu dambeeyay...

Xasan Sheekh Oo Sheegay In Digreetada Madaxweyne Farmaajo Ay Lamid Tahay In La laalay Dastuurka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ku tilmaamay digreetadii Madaxweyne Farmaajo ee wax ka bedelka...

Wariyaasha Dulyar iyo Makaraan oo Xabsiga Baladweyne Laga Sii Daayay.

Waxaa goordhow xabsiga laga sii daayay Weriyaasha kala ah Cabdulqaadir Faarax Dulyar iyo Maxamed Cismaan Makaraan oo xalay iyo saaka lagu kala Xiray saldhiga...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama...

DEG DEG Ciidanka Booliska oo Xir Xiray Dad Banaanbax Ka Dhigayay Muqdisho. .

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa maanta kala eryay dad dibad bax ka dhigayay wadada maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana banaanbaxa looga soo horjeedo madaxweynaha...

Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan oo Xalay Ku Geeriyooday Jarmalka..

Waxaa xalay goor dambe dalka jarmalka ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo isbitaal ku yaala dalkaas ku xanuunsanayay maalmihii la...

Wariye Cabduqaadir Faarax Dulyar oo Xalay Lagu Xiray Baladweyne iyo Xaalka Saaka ee Baladweyne.

Ciidamada Booliska Hirshabeelle ayaa xalay xalay Hoteel uu Baladweyne ka daganaa kala Baxay wariye cabduqaadir Faarax Dulyar oo Kamid ah wariyaasha calanka ah Wariyaha oo...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland & Madaxweynaha Jabuuti?

MUDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga...

US navy ships arrive in Somalia for withdrawal

MUQDISHO-AYAAMAHA-The United States military has deployed a group of navy ships off the coast of Somalia to support the withdrawal of some 700 personnel...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan