26.4 C
Mogadishu

Wararka

Midowga Musharixinta iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Oo Kulmaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay kulan ku yeeshaan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha...

Cabsi Laga Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro Ciidanka Dowladda Somalia Iyo Kuwa Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ee u dhow Magaalada Mandheera ee Gobolk Waqiooyi barre ee Kenya waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa labada...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dibaxbaxyadii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Xundubeey Jimcaale ayaa sheegay in laamaha amaanka aan lagu soo wargalin dibadbaxii shalay ka dhacay caasimadda. Dibad-baxyadan ayuu wasiirka...

Guddoomiye Filish Oo Digniin Culus U Diray Dadka Banaanbax Dhigaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( filish) ayaa ka hadlay banaanbixii rabshadaha watay ee ka dhacay shalay magaaada Muqdisho, isaga oo ka digaay...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Dhuusamareeb. Rooble oo ka yimid Magaalada Garoowe ee Caasimada Mamulka...

DEG DEG:- Beesha Caalamka Oo War Xasaasi Ah Soo Saartay.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Bayaan Wadajir ah oo kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxay ku baaqeen baahida loo qabo inay kulmaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad...

Midowga Musharaxiinta Oo War culus kasoo Saaray Shacabkii Lagu Rasaaseeyey Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul loogu canbaarayey rasaastii ay ciidanka dawladda Federaalka sida arxan darrida ah ugu fureen shacabka...

Al Shabaab oo Gaadiid Xamuul ku Gubay inta u Dhaxeysa Magaalooyinka Quracjoome iyo Xudur

Warar Dheeraad ah Ayaa Kasoo Baxaya 13 Gaaari oo Xamuul ah oo Kabaxay Magaalada Baladweyne una Socday Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool oo Ay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Munaasabad Ka Socota Tiyaatarka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Munaasabad ka socota xarunta Tiyaatarka Qaranka. Munaasabadaan ayaa waxaa agu taageerayaa Qoondada Haweenka ee Baaralamaanka, waxaana...

Dowladda Oo Maanta Ciidamo Ku Daadisay Wadooyinka Qaar Ee Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada wata gaadiidka dagaalka ayaa waxaa lagu soo daadiyey jidadka muhiimka ah, iyaga oo ka bilaabay dhaq-dhaqaaqyo cusub. Waddooyinka ciidamada lagu daadiyey ee xiran  waxaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan