26.9 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Itoobiya Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Heshiiska Kenya iyo Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay ka hadashay socdaalkii uu dhawaan madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ku tagay caasimada dalka Kenya ee Nairobi, halkaas...

Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo ‘Hal Arrin’ Darteed Isku Casilay

GAROWE-AYAAMAHA-Wasiirkii Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Xaaji Saalax ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan iska Casilay xilkii Wasiirnimo ee...

Wararkii U Dambeeyey Dagaal Xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Marka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ka dhacay dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada dowladda soomaaliya. Wararku...

Booliska Kenya Oo Helay Meydka Guddoomiye Ay Al-Shabaab Gowraceen

KISMAAYO-AYAAMAHA-Booliiska Gobolka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay heleen maydka kaaliye degaan oo maalintii Jimcihii ay afduubeen maleeshiyaad lagu tuhunsan yahay inay...

Xog: Ingiriiska oo Muwaadiniintiisa Ku Amray ineey Deg Deg ugu Baxaan Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ,ayaa amar ku siisay muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya, in ay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan, sababo Amni dartood. Qoraal ka soo baxay...

Dagaal Culus oo Xalay Ka Qarxay Magaalada Marka iyo Qasaare Kadhashay.

Dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada dowladda soomaaliya xalay ka dhacay magaalo madaxda gobolka shabeelleda hoose ee Marko. Dagaalkan ayaa  yimid kadib markii  isfahamwaa uu...

Kabogo Nuxurka War Muriyeedkii Laga Saaray Shirkii IGAD ee Jabuuti.

Muqdisho-Ayaamaha War-saxafadeedka kasoo baxay shirkii IGAD ee Jabuuti ka qabsoomay, waxaa aad looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalku galayo sanadkaan dhamaadka ah iyo kan soo...

Ujeedka uu Xidhibaan Musdhaf Qoodax Maanta isaga Dhiibay Hargeysa.

Waxaa maanra magaalada Hargeysa gaaray Mustafe Qodax oo ahaa Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Mustafe Qodax ayaa sheegay inuu iska...

DEG DEG Sucuudiga oo Hakiyay Booqashada Xaramka.

Dowlada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday joojinta duulimaadyada caalamiga ah muddo toddobaad ah kadib markii uu soo ifbaxay culeys cusub oo la xirriira fayraska Corona. Wasaaradda...

Mahad Salaad Oo Shaki Geliyey Inay Soomali Yihiin Ciidamadii Shalay Laga Dejiyey Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee mucaaradsan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa shaki geliyay inay Soomali yihiin Ciidamadii shalay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan