XOG: Qorshe Axmed Madoobe Lagu Dili lahaa Oo Itoobiya Qeyb Ka Tahay oo Hal...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo iyo taliyaha Nabad sugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku fashilmay qorshe ay ku doonayeen in lagu khaarijiyo madaxweynaha Jubbaland Axmed...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxa Gaalkacyo
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowlada...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Garowe Kula kulmay Isimada iyo Qeybaha Bulshada Rayidka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa halkaas kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka...
Howlgal Lagu Dilay Ajaanib Ka tirsan Al-Shabaab Oo Ka Dhacay Sh/hoose
BAYDHABO-AYAAMAHA-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeellaha Hoose ka sameeyay howlgal kala duwan oo la sheegay...
XOG:-Dowladda Soomaaliya Oo Masar Ka Dalbatay In Lala Heshiisiiyo Imaaraadka Carabta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa dhowaan safar ku tagay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, kaasoo farriin gaar ah ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
DEG DEG:- Hanti Dhowraha Qaranka Oo Soo Bandhigay Liiska Gawaari Loo Haysto Wasiiro Hore.
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey'addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal hayay...
Kulamadii Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan Puntland ayaa xaqiijiyay in kulamadii maanta dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Puntland ay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Wasiiro Cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada isagoona kuwo kale...
Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday Ee Puntland Oo Maxkamad Hortagay
GAROOWE-AYAAMAHA-Dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda ayaa maanta markii labaad ay dhageysatay Maxkmadda Sare ee Puntland.
Maxamed Yuusuf Maxamuud ...
Wariye Caan Ah Oo Lagu Daldalay Dalka Iiraan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Iiraan ayaa waxa ay daldashay weriye lagu eedeeyay in barnaamij dadku ay farriimaha isugu diraan uu u isticmaalay in mucaaradad uu ku kiciyo.
Ruuxullah...




















