Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay shirkadaha bixiya adeegga Maraakiibta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa uga digtay shirkadaha bixiya adeegga Maraakiibta (Ship Agents) inay xogta badeecadaha ay dalka keenaan la wadaagaan Kooxda Al-Shabaab...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaarahii Ingiriiska Liz Truss oo is casishay
Liz Truss, oo ah ra’iisal wasaariha Ingiriiska, ayaa iska casishay jagadaasi.
Liz, ayaa sheegtay inay la kulantay 1,922 xubnood, guddoomiyihii guddiga Sir Graham Brady maanta.
Dhamaan...
Ciidanka DF & macawiisleyda oo qabsaday deegaan ku yaalla xadka Sh/dhexe & Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada Dawladda iyo kuwa macawiisleyda gobolka hiiraan oo is kaashanaya ayaa saaka aroortii hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka xalfooleey oo ku taalla meel udhaw...
Wasiirka gaashaandhigga oo KG kaga dhawaaqay dagaal culus oo Ka dhan ah Al-Shabaab
BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya...
Askar ka tirsan ciidanka nabad ilaalinta ee QM oo lagu laayey dalka Mali
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo u dhashay dalka Chad ayaa lagu dilay dhinaca woqooyi ee dalka Mali,...
Maxaa looga hadlay kulankii RW Xamza iyo madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, Mudane Mustafa...
Wararkii ugu dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaafada Ceelqalaw oo katirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa caawa waxaa ka dhacag qarax jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaasoo...
Ciidamada dowladda oo Al-shabaab ka qabsaday degaano badan oo hoos-taga degmada Balcad
JOWHAR-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta AS ka qabsaday degaano badan oo ku teedsan jiinka Wabiga Shabeelle ee mara degmada Balcad, waxayna caawa galeen...
MW Xasan Sheekh oo hadiyado iyo billad-sharafyo guddoonsiiyey ciyaaryahannada xulka 17-jirrada qaranka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...
Amar kasoo baxay Ra’isul Wasaare Xamse oo cabsi ku abuuray Ganacsatada Soomaaliyeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dagaal adag kula jirto ururka Al-Sabaab, isla markaana...




















