26.8 C
Mogadishu

Wararka

Wasiirka gaashaandhigga oo KG kaga dhawaaqay dagaal culus oo Ka dhan ah Al-Shabaab

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya...

Askar ka tirsan ciidanka nabad ilaalinta ee QM oo lagu laayey dalka Mali

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo u dhashay dalka Chad ayaa lagu dilay dhinaca woqooyi ee dalka Mali,...

Maxaa looga hadlay kulankii RW Xamza iyo madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, Mudane Mustafa...

Wararkii ugu dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaafada Ceelqalaw oo katirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa caawa waxaa ka dhacag qarax jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaasoo...

Ciidamada dowladda oo Al-shabaab ka qabsaday degaano badan oo hoos-taga degmada Balcad

JOWHAR-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta AS ka qabsaday degaano badan oo ku teedsan jiinka Wabiga Shabeelle ee mara degmada Balcad, waxayna caawa galeen...

MW Xasan Sheekh oo hadiyado iyo billad-sharafyo guddoonsiiyey ciyaaryahannada xulka 17-jirrada qaranka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...
XAMZA HOP#203

Amar kasoo baxay Ra’isul Wasaare Xamse oo cabsi ku abuuray Ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dagaal adag kula jirto ururka Al-Sabaab, isla markaana...

Maxaad ka ogtahay qorshaha cusub ee M/weyne Xasan Sheekh ee dagaalka Al-Shabaab?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa muuqata in ay sii xoogeysanayaan dagaallada iyo howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee dowladda federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa dadka deegaanka ay kula jirto...

Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Amiirka dalka Qatar ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub oo lagu magacaabo abdallah saalim nasser Al holie oo ah Diblomaasi Sare, waxaana uu...

Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray maagaalada Baydhabo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan