Dowladda Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkeedii u joogay dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howlgallayay magaalada muqdisho ee Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi safiir cusub...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xiriira Amniga dalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay muqdisho ku yeesheen kulankoodii caadiga ahaa , iyada oo ay ka soo baxeen...
Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal saacado badan qaatay ayna hoggaaminayeeen Taliyaha qeybta Bari, Taliyaha Saldhiga Booliiska Yaqshiid iyo guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa waxaa ay ciidmada boolisku ka sameeyeen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Boqorka dalka Urdun
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla...
Eritrea oo markale dagaal aan loo kala harin ku qaadday gobolka Tigray – TPLF
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Eritrea ayaa weerar aan loo kala harin ku qaaday gobolka Tigray ee Itoobiya, waxaa sidaas sheegay afhayeen u hadlay kooxda TPLF.
Ergay Mareykan ah...
47 qof oo Soomaali u badan oo loo haysto dacwad la xiriirta lunsashada $250...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lunsadeen 250 milyan oo dollar oo...
Afartii ilbiriqsi ee kasta hal qof ayaa gaajo u dhinta.
Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada oo in ka badan...
Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda adduunka oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa goordhow lagu daahfuray magaalada Muqdisho....
Al-shabaab oo Muqdisho ka billabay dilalka nabadoonada qabiilada la dagaalamay Shabaabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Xalay degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho kooxo hubeysan ay ku dileen Allah u naxariistee Nabadoon Cabdlaahi Nuur Garaad Seefle oo ka mid aha...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kulan yeeshay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New...




















