29.9 C
Mogadishu

Wararka

Maraykanka iyo Taliban oo markale maxaabiis isweydaarsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo ku...

Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka uu geeriyooday. Allaha u naxariiste waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday...

Maraykanka oo Malaayiin Dollar ugu deeqay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay bixisay in ka badan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee waxyeeleeyay ​​kala...

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha oo noqday wasiirka ugu shaqada badan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay la-taliyaasha xasillinta ee ka...

DEG DEG:- Wasiirada Soomaaliya oo lagu amray inaysan dalka ka dhoofi karin!

WasiiradaMUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamse Barre ayaa xog la ogaaday waxay sheegeysaa inuu soo saaray amar culus oo ku wajahan Wasiirada Xukuumadda katirsan. Akhbaaraadka...

Xildhibaanada iyo wasiirada Koonfur Galbeed oo loogu baaqay la dagaalanka Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax ) ayaa waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in dagaal looga soo horjeedo Al-Shabaab laga...

Xogta qorshe ay Al-Shabaab damacsan yihiin oo la helay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay Odayaasha dhaqanka ee Galmudug...

Wararkii ugu dambeeyey ciidamo xirtay wadooyinka Gaalkacyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii saddexaad waxaa xiran waddooyinka gala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabeen ciidamo careysan oo u abaabulan hab...

Gabar aroos aheyd oo Muqdisho lagu toogtay daqiiqado yar kahor guurkeedii!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan ee magaalada Muqdiaho ku toogtay gabar aroosad eheyd oo xiligaasi u socotay hoolkii laga galbinayay. Marxuumada la...
Generaal Biixi oo digniin u diray Askarta dowlaadda ee rasaasta ku fura dadka shacabka

General Biixi oo shaaciyey fal aan horay loo arag oo Shabaab ku kaceen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo ah Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka ayaa xog yaab leh ka bixiyay fal ay sameeyeen kooxda Al-Shabaab, kadib...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan