26.9 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhoweyd ka degay magaalada Qaahira.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Masar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku...

Sanduuqa Horumarinta Afrika oo Soomaaliya u saxiixay $5.4 milyan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sanduuqa Horumarinta Afrika, oo hoos yimaada Bangiga Horumarinta qaaradda Afrika (AfDB), ayaa ansixiyay $5.4 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo barnaamijyada sugnaanta cuntada...

Ra’iisul wasaare Xamza oo amar siiyey wasaarada gargaarka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta qaaday tallaabo deg-deg ah, kadib weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday gobolka Bakool, kadibna...

Alshabaab ka gudbay xaduudka Gobolka Hiiraan oo gudaha u galay Degmada Feerfeer

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxayay warar sheegaya in ciidan Alshabaab ah ayaa ka gudbeen xadka Gobolka Hiiraan ayna galeen gudaha Deeggaano ka mid ah Degmada Feerfeer....

Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu toogtay Xubin katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidamadooda oo howlgallo Roondo ah ka wada Xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ay toogasho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Masar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa la filayaa maanta iney socdaal dhowr maalin qaadanaya ugu ambabaxaan dalka Masar, wararka...

Putin oo qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Erdogan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxyo xooggan ayaa laga maqlay dekad muhiiim ah oo ku taalla Ukraine, maalin uun kadib markii xukuumadaha Kyiv iyo Moscow ay gaareen heshiis muhiim...

Maxaa ka jira in Hoteel uu leeyahay MD Xasan Sheekh uu in muddo sanado...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxaa baraha bulshada lagu faafiyey warar ah in Hoteel uu leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku yaala dalka Tanzania...

Madaxweyne Deni oo magacaabay gudoomiyaha cusub gobolka mudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan