27.1 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Jubbaland iyo Galmudug oo kasoo horjeystay Wasiirada cusub.

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayyid Adan iyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid. Waxay shir ku yeesheen...

Fu’aan Shongole oo beeniyay in la dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa beeniyey in lagu dilay dagaalladii ka dhacay gobolka Bakool usbuucii hore. Cod laga soo duubay...

Ciidamada Booliska oo Muqdisho kusoo bandhigay burcad dhac geysatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska booliska gobalka banaadir ayaa soo bandhigay Gaari kuwa raaxada ah oo xaafadda Daalo ee degmada Howl wadaag looga dhacay dad shacab ah 22-bishii...

Maxay Al-shabaab ugu hadli la’yihiin magacaabidda Abu Mansuur?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur ayaa maalintii shalay ahayd loo magacaabay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Golahaasi oo ka kooban 74, oo isugu...

Dowladda Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobe Oo Ka Wada Hadlay Taageerada Barnaamijka Xukuumadda Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york iyo Muqdisho, Ian Martin...

MW Xasan Sheekh, RW Xamza iyo dhammaan xukuumada oo billaabay weerar kalsooni loogu raadinayo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wasiirada magacaaban ee Soomaaliya ayaa dhankooda ka bilaabay olole ay xukuumadda cusub codka kalsoonida uga raadinayaan golaha shacabka oo maalmaha soo socda la...

Dood adag oo ka dhalatay magacaabista Mukhtaar Rooboow iyo Xukuumadda oo ka hadashay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ahna afhayeenka xukuumadda Farxaan Jimcaale oo u waramay Warbaahinta ayaa caddeeyay in dowladdan ahmiyad siineyso amniga. “Ahmiyada koowaad ee xukuumadan...

Guuxa iyo abaabul ka dhan ah xukuumada Ra’iisul Wasaare Xamse oo socda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay ilaa saaka Magaalada Muqdisho waxaa ka socda abaabul ka dhan ah xukuumada cusub ee Ra'iisul wasaare Xamza oo ay wadaan xildhabaanada golaha shacabka...

Golaha Shacabka Oo Loogu Baaqay Ineysan Ansixin Wasiiradda Cusub Ee Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan hore Idiris Cabdi Dhakhtar oo kamid ahaa baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya ayaa dhaliilay hanaanka uu ra’iisil wasaare Xamse u maray magacaabista golaha wasiirada...

Mukhtaar Roobow oo arrin cusub ka dhex billaabay gudaha Madaxooyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir Xasan Eelaay oo xilligii uu ahaa Wasiirka Amniga Koofur Galbeed ay dowladdii Farmaajo isaga iyo mas’uuliyiin kale u adeegsatay in la xiro Sheekh...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan