Ninkii dilay Shinzo Abe oo shaaciyey ‘xog xasaasi ah’ iyo sababta oo u dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaallo uu baahiyey taleefishinka NHK ayaa muujiyey Shinzo Abe oo taagan masrax uu taageerayaal kula hadlayey markii nin wata shaati leh midab cowl ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Ereteriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in uu kulan la qaato...
Muslimiinta caalamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa
Dadyowga Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku beegan.
Maanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu so laabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay Maxaabiis farabadan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summaddeedu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xiran.
Waxaanay...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay...
Maxay tahay ‘khatarka dhanka Shiina’ ee kusoo fool leh Maraykanka iyo UK?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo UK ayaa si aan horay looga baran oo wadajir ah uga hadlay wax ay ku tilmaameen khatar dhinacyo...
Akhriso:- Heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya & Turkiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa Magaalada Ankara kula saxiixday heshiis taageero...
Raysul wasaaraha Ingiriiska oo wajahaya xaalad adag
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda la shaqaysa raysul wasaaraha ayaa ii oggolaaday in aan kama dambaystii waraysi la yeesho Boris Johnson. Waxaa la ii qabtay shanta galabnimo oo...
Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa
NAIROBI-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu uga socda Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka...




















