XOG:-Saciid Deni oo waji gabax kala kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa berri dib ugu laabanaya Garoowe ka dib markii ay Madaxweyne Xasan Sheekh isku fahmi waayeen in uu u magacaabo...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey...
Kulankii Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Xubno kamid noqonaya Guddiga Arrimaha Dastuurka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, oo maanta Ajandihiisu ahaa aqrinta...
Fahad Yaasiin oo maanta daaha ka rogoy xogta askartii loo qaaday Eretriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo su’aalo laga waydiiyey ciidamadii Soomaalida ahaa ee tababarka loogu qaaday dalka Eretriya ayaa sheegay...
DEG DEG:- Nabaddoonkii soo doortay Mahad Salaad oo lagu dilay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaafada Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho ayaa koox hubeysan waxaa ay ku dileen Nin Nabaddoon ahaa oo lagu Magacaabi jiray Nabaddoon Warsame Ismaaciil.
Kooxaha oo...
Dagaalka Sirdoonka Somalia:- Mahad Salaad oo garab lama filaan ah ka helay Cali yare.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa markii ugu horeysay taageero hiil iyo hoo la garab istaagay Mahad Maxamed Salaad...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shàcabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana looga hadlaya Arrimo muhiim ah.
Guddoomiyaha Golaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xildhibaanada kala hadlay qodobo muhiim ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan Casho ahaa la qaatay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo kala hadlay arrimo...
Kaniiniga paracetamol-ka oo la ogaaday inuu hoos u dhigo awoodda raganimada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo shaaca laga qaaday ayaa lagu sheegay in kiimikooyin dhowr ah oo soo gala jirkeenna, sida maaddada bisphenol A (BPA) iyo sunta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qorsheynaya in caawa uu ku dhawaaqo Ra’isul Wasaare cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Xaflad casho ah ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, taasoo ka dhaceyso xarunta madaxtooyada ee Villa...



















