DEG DEG:- Lacagtii Imaaraadka $9 Milyan ee taalay Bangiga Dhexe oo lagala baxay..
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka...
DEG DEG:- Taliyihii NISA ee Garoonka Aadan Cade oo xilkii laga qaaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska NISA ayaa xilka ka qaaday taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde oo lagu magacaabo Khadar, waxaana shaqada loo magacaabay gabar ku xigeen u...
Geddi Socodka deyn cafinta Soomaaliya oo markale dib loo billaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa yeeshay shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka...
RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay James Swan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, isagoo ugu hambalyeeyay in mar...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Millateriga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan...
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dib u habeynta dhaqaalaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysigii ugu horeeyay bixiyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu ayaa uga hadlay arrimo kala duwan oo...
Maraykanka oo war kasoo saaray doorashadii lagu doortay Xasan Sheekh.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan ka soo baxay wasaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay hadda haysato fursad dib u-habayn loogu samayn karo dhinacyada siyaasadda...
Qorshaha 1aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu daray sii deynta Abu Mansuur
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaan ahaaan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in xabsiga looga sii daayo Sheekh Mukhtaar Rooboow...




















