DEG DEG:- Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Balcad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ayaa waxaa uu sheegayaan qarax noociisu yahay miinada dhulka lau Aaso ayaa goordhow ka dhacay Maqaayad ku taalla...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Kenya ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya Danjire Lucas Tumbo.
Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada...
8 qodob oo sababtay Guuldaradii siciid deni kala kulmay doorashada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa wacdaro ka dhigay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee axadii shalay ka dhacday Muqdisho.
Deni oo gaaray wareega labaad ayaa...
Joe Biden oo amray in boqolaal katiesan ciidamka Maraykanka loo diro Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar ah in boqolaal ka tirsan ciidamada Maraykanka lagu soo celiyo Soomaaliya si qayb ay uga noqdaan dagaalka...
Khasaaro xoog leh oo ka dhashay rasaastii dabaal dega guusha Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay ka hor inta aan la gelin codeynta wareega seddexaad ee doorashada Madaxweynaha oo Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud iskugu soo hareen ayaa waxaa...
Abiy Axmed Oo Farriin U Soo Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Xasan Sheikh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xaley ka guuleystay Maxamed...
Farmaajo oo muujiyey biseyl siyaasadeed oo aan horey looga baran!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii xalay laga guuleystay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo muddo halsano afar bilood oo sharci darro ah wadanka joogay ayaa xalay markii laga guuleystay...
UK oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogta Soomaaliya Kate Foster ayaa marka hore u hambalyeeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,iyada oo balan qaaday inay...
Afar arrin oo sabab u aheyd in madaxweyne Xasan Sheekh dib loo doorto
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii ka dhacday Teendhada Afisiyooni ayaa aheyd mid taariikhi ah taa oo lagu doortay madaxweynaha 10-aad ee Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Hadaba afartan sabab ayaa...
Musharraxa Ugu Habboon in uu Hoggaamiyo Madaxtooyada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii Madaxtinimada Soomaaliya, oo in badan dib u dhacday, ayaa lagu wadaa in ay ka qabsoonta teendhada aadka loo ilaaliyo ee Afisiyoone ee ku...




















