27.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad oo maanta yeelanaya kulankii ugu horreeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah kulankii ugu horreeyay ku yeelanaya Magaalada Caasimadda ah ee...

Madaxweynaha Jubaland oo taageeray go,aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee...

Rooble oo war kasoo saaray go’aankii Guddiga Doorashooyinka FEIT

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa lagu yiri "Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka...

Kulanka ugu horreeya ay yeelanayaan Xildhibaannada labada Aqal oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Afisyooni waxaa lagu soo geba-gaboobay Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo...

DEG DEG:- Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey in 16-ka kursi ee Gedo laga wareejiyey Garbahaarey.

KISMAAYO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu arkay in Magaalada Garbahaareey ay  ka jiraan caqabado amni oo ku hor...

Wararkii ugu dambeeyey Xafladda dhaarinta iyo Xildibaano kusii qul qulaya Afisiyooni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa socda diyaar garowga munaasabada xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 11aad lagu dhaarinayo inkastoo dib udhac dhinaca wakhtiga ah uu yimid. Waxaa la filayaa in...

Cali guudlaawe oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Guddiga Doorashooyink.

JOWHAR-AYAAMAHA-Dowladda Hirshabeelle waxay aad uga xuntahay hakinta sharci darrada ah ee lagu sameeyay Kursiga HOP086 oo deegaan doorashadiisu tahay Dowladda Hirshabeelle. Dowladda Hirshabeelle waxay cadeeyneysaa...

Garyaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa jawaab iyo dalab codsi ah u diray maanta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare. Qoraalka ayaa ku saabsanaa jawaabta...

Xildhibaanada berri la dhaarin doono oo farrin cusub loo diray

Qoraalkan waxaa loo diray xildhibanada cusub ee Golaha Shacabka oo berri la dhaarin doono. Hoos ka akhriso. Xildhibaano Ramadaan Kariim Beri hadii ilaahay yiraahdo xildhibaanka oo wata...

Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa shir Guddoomiyay kulan ay yeesheen Hay’adaha Duulista Rayidkaa ee Soomaaliya iyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan