25.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Kulamo Siyaasadeed iyo olole xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray afar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada kuwaas oo qeyb ka ah olole siyaasadeed oo aad u xooggan oo ka...

Sheekh Shariif oo la shiray Cali Guudlaawe iyo Saciid Deni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulankooda xalay ayaa waxa...

Ciidamada Dowladda oo howlgal kula wareegay degaano u dhow Dhuusamareeb.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida Gaar ah u tababar ee Gorgor ayaa howlgal ay sameeyeen kula wareegay degaano dhowr oo hoostaga Magaalada...

Maamulka degmada Kaxda oo sheegay iney hayaan xog la xiriirta cidii dishay Abwaan Bedel

Marxuum Abwaan Beddel Jaamac ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, kadib markii kooxo hubaysan ay xalay ku dileen degmada Kaxda, isagoo kasoo baxayay masjid...

Dhageysiga Dacwada Fahad Yaasiin ka gudbiyay Guddiga doorashada oo ka soco Maxkamadda Sareta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda sare ee dalka ayaa goordhaw bilowday dhageysiga dacwad uu Fahad Yaasiin Xaaji Daahir qareenkiisa u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka oo la xariira...

Xagee lagu qaban doonaa Doorashada Guddoonka Labada Aqal?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hogaamiyaha xisbi siyaasadeedka Wadajir, ayaa soojeedintan wuxuu u cuksadey qorshaha curyaaminta doorashadda ee ay maleegeyso Villa Soomaaliya. Warsame oo qoraal ku daabacay...

ATMIS iyo Booliska Soomaaliya oo ka shiray Amniga goobaha lagu qabanayo Doorashada guddoonka labada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isbuuca soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhacaan doorashooyinka guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka, waxaana socda diyaar garow xooggan oo...

Diiwaangelinta musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo Maanta bilaabaneysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa billaabaya Maanta oo talaado ah diiwaangalinta Musharraxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Maanta oo Talaado ah...

DEG DEG:- Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyey.

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin...

Rooble oo war kasoo saaray falalkii maanta ka dhacay gudaha Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu cambaaraynayaa falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah. Isku dayga Maanta waxa uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan