Rooble oo isla xariiray ‘dilka Xildhibaan Aamina iyo qorshe kale’ oo dib loogu dhigi...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu si adag u cambaareynayaa kana xun yahay falalkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo...
Hanjabaado ay la kulmi jiray Xildhibaan Aamino kahor inta aan la dilin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo xalay qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa khudbad ay horay u jeedisay u...
Sanbaloolshe oo shaaciyay sababta loo dilay Xildhibaan Aammino
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Agaasimiii hore ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in qaraxii xalay lagu...
Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii xalay ee Beledweyne oo korortay.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyo is xig-xigay oo Is-miidaamin ahaa oo fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta...
Wasiir Beyle oo Arrimaha Deyn Cafinta kala hadlay Bangiga Adduunka & Hey’adda IMF
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulamo kala duwan la qaatay...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa degmada Buulaburde ee Gobalka Hiiraan.
Taliyaha oo halkaas kula kulmay saraakiisha kale...
Doorashada Kuraasta HOP#011 iyo HOP#063 oo Beledweyne ka socota.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa maanta Magaalada Beledweyne ku qabanaya Doorashada labo Kursi oo dib uga dhacay waqtigii loo...
Farmaajo oo qorsheynaya in Cabdiraxmaan Dheere laga dhigo agaasimaha NISA iyo go’aanka Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu qorsheenaya in agaasimaha cusub ee Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ka dhigo Cabdiraxmaan Dheere oo ka tirsanaa baarlamaankii...
Yaa ka dambeeyey in dib loo dhigay doorashadii maanta ka dhici laheyd Beledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan waxaa dib loo dhigay doorashada kursiga Hop63 oo qorshuhu in maanta ilaa caawa qabsoomo waxaana ku tartami...
Akhriso:- Sababaha hortaagan in Mareykanka uu aqoonsado Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa intii uu madaxwayne Biixi ku sugnaa Washinton waxay si cad u sheegeen in ay Somaliland ay u aqoonsan...




















