Yaa ka dambeeyey in dib loo dhigay doorashadii maanta ka dhici laheyd Beledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan waxaa dib loo dhigay doorashada kursiga Hop63 oo qorshuhu in maanta ilaa caawa qabsoomo waxaana ku tartami...
Akhriso:- Sababaha hortaagan in Mareykanka uu aqoonsado Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa intii uu madaxwayne Biixi ku sugnaa Washinton waxay si cad u sheegeen in ay Somaliland ay u aqoonsan...
Ruushka iyo Wadankale oo qarka u saaran dagaal.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa isaga baxay wadahadalo u socday iyaga iyo Japan, oo laxiriiray Jasiirado ay labadan dal Ku muransanaayeen.
Japan ayaa dhaleeceysay go’aanka Ruushka uu uga...
Sidee ayuu ku hirgali karaa qorshaha Axmed Madoobe iyo Kenya ee 16-ka kursi?
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa ka wada hadlay sidii ciidamada Kenya ee ku sugan gobollada Jubooyinka ugu qeyb...
Howlgal Wadajir ah oo xalay laga sameeyay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida Soomaaliya ayaa qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho...
Shir xasaasi ah oo ka dhacay Villa Soomaaliya iyo Taliyaha cusub ee NISA oo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay shir la yeeshay xubno uu kamid yahay Fahad Yaasiin, waxaana la sheegay in ay ka shirayaan qofkii ay ka dhigi...
Isbarbar dhig cajiib ah oo lagu sameeyey Amniga Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-General Stephen Townsend oo ah madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay uga halis badan tahay Soomaaliya...
Ruushka oo qorsheynaya in dagaalka Ukraine uu u isticmaalo hub halis ah iyo digniin...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxa uu wali dagaalo iyo duqeymo ay ka socdaan magaalooyiinka waawayn ee dalka Ukriane, xilli uu meel xasaasi ah mrayo dagaalka Ukraine.
Magaalada Kyiv, sideed...
Doorasho adag oo maanta ka dhacay Beledweyne iyo Goodax Barre oo wajahaya Musharixiinta Badan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku qabanaya doorashada laba kursi oo uu mid...
C/llaahi Goodax Barre oo qarka u saraan inuu waayo kursigiisa Xildhibaanimo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee waxbarashada xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre ayaa wajahyaa tartan adag, xili kursigii uu ku fadhiyey ay isku soo sharaxday sagaal Musharax.
Ku dhowaas...


















