Guudlaawe oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.
Madaxweynaha waxaa kulanka ku...
Rooble oo xafiiskiisa ugu yeeray labada xoghaye Baarlamaanka Dalka & Xogta cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux...
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay gaari sidday khamri farabadan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey maadooriye sida khamri farabadan oo la doonayey in...
Guddiga xalinta khilaafadka oo soo gudbiyey 25 kursi oo uu khilaaf ka jiro.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Xallinta Khilaaf Doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray kuraasta Golaha Shacabka ee cabashada ka taagan tahay, kuwaas oo qaarkood ay u gudbinayaan Golaha Wadatashiga...
Xogo sirdoon oo muujinaya in Farmaajo uusan diyaar u ahayn doorasho+muxuu qorsheynayaa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tirsanaya sanadkii 6-aad ee xukunka Villa Somalia, wuxuu noqday hoggaamiyihii ugu waqtiga dheeraa burburikii kadib.
Ilaa hadda ma cadda waqtiga laga...
Yaa soo abaabulay Mooshinka xilka qaadista Qoor qoor laga diyaarinayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaq dhaqaaqyo xoog leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada dhuuso mareeb ee caasimada galmudug waxaana socda olole xilka looga qaadayo madaxweyne qoor qoor.
Mooshin ayaa...
Maxaa looga hadlay kulankii Sheek Shariif iyo Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya, mudane Alberto Vecchi oo...
Hadal hayn ka dhalatay Atoore masraxa ku dharbaaxay majaajiliiste xaaskiisa wax ka sheegay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Atooraha caanka ah ee aflaamta Hollywood-ka ayaa dharbaaxo kulul ku dhuftay majaajiliiste Chris Rock xilli ay socotay xafladda abaarmarinada aflaamta ee Oscars.
Tani ayaa ka...
Madaxwaynaha Galmudug oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska.
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaas oo tababar ku qaatay magaalada Dhuusamarreeb.
Munaasadda...
Wararkii ugu dambeeyey dil ka dhacay Magaalada Jowhar.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka HirShabeelle ayaa waxaa uu sheegayaa in nin hubeysan oo la sheegay in uu ku labisnaa...




















