24.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wasiiru dowlaha waxbarashada oo kulan la yeeshay madaxa waxbarashadda wadanka Masar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashadda, hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa ergada waxbarashadda...

Sheekh Somaliland kasoo cararay oo ku biiray Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddo isbuucyo ah oo la weysanaa raq iyo ruux halka uu ku dambeeyey Shekeh Aadan Sunne ayaa maanta uu si cad ushaaciyey inuu Al...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Beesha Caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga  ee Aalada (ZOOMKA) shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+. Labada dhinac ayaa...

Yaa kusoo baxay labadii kursi u dambeysay ee maanta Kismaayo lagu qabtay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Jubbaland ayaa Maana oo Isniin ah taariikhduna ku beegan yahay 21/3/2022 waxaa ay soo geba-gabeeyeen doorashada 27...
Askari lagu dilay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo telefon dartiis loogu dilay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiil dhalinyaro ah kana mid ahaa Dhalinta waxbaratay ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee  Caasimadda Soomaaliya ayaa la sheegay in xalay dil loogu geystay...

Ciidamada NISA oo sabab la yaab leh Muqdisho ugu dilay askari katirsan ciidanka Harmacad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya gaar ahaan qeybtooda Duufaan ayaa xalay fiidkii magaaada Muqdisho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada booliska sida gaarka...

Kismaayo oo maanta lagu soo gabagabeynayo doorashada labadii kursi ee u dambeeysay.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Isniin ah soo geba-gabeeynaya doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taalla Magaalada Kismaayo...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada labo kursi oo kamid ah Golaha Shacabka

JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaas haaciyay doorashada kuraas ka tirsan Golaha SHacabka Baarlamaanka 11aad,kuwaasi oo dhawaan ay guda gali doonaan doorashadooda. Warqaad kasoo baxday Guddiga...

Lafta-Gareen oo farriin u diray Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay KGS

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu Abaal marinayey Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT)...

Muqdisho oo maanta lagu soo gabagabeeyey shirka xakamaynta hubka iyo rasaasta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, kaas oo dhexeeyey Dowladda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan