Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay guddiga xulaya ergada kursiga HOP 58
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...
TPLF oo aqbashay xabbad joojintii xukuumadda Itoobiya ku dhawaaqday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoogagga fallaagada ah ee ka dagaallamaya woqooyiga Itoobiya ayaa ogolaaday xabbad joojin ay dowladdu ku dhawaaqday oo suurto gelinaya in gargaar loo gaadhsiiyo malaayiin...
Xildhibaanada 11 ee golaha Shacabka oo 90% la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...
Villa Somalia oo lacag ku bixineysa hadal been abuur ah iyo ujeedka ay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid shaqsiyaadka barabagandada u faafiya Farmaajo, oo uu ugu horreyo qaadumka u qaabilsan Gobolka Banaadir, Cali Yare, ayaa saacadihii la soo dhaafay...
Roobka Gu’a oo ka curtay deegaano badan oo kamid ah Gobolada Dalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qeybo badan Gobolada dalka ayaa waxaa ka curtay Roobka guga oo ah mid mahiigaan ah, sida ay ka soo warameen dadka deegaanka.
Roobabkaan ayaa shalay...
Hir-Shabeelle oo shaacisay Jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo...
Guudlaawe oo shaaciyey in 48 qof ay ku dhinteen 108 kalena ay ku dhaawacmeen...
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii xalay ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Beledweyne Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan,...
Villa Somalia oo falcelin “habaar iyo dhaliil xoogan” kala kulantay Tacsida Xildhibaan Aamina.
Dilka Xildhibaan Aamina kadib, page-ka Villa Somalia waxaa la soo dhigay farriin tacsi ah oo Madaxweye Farmaajo ugu tacsiyeynaayey geeriada Xildhibaan Aamina Maxamed oo...
Rooble oo isla xariiray ‘dilka Xildhibaan Aamina iyo qorshe kale’ oo dib loogu dhigi...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu si adag u cambaareynayaa kana xun yahay falalkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo...
Hanjabaado ay la kulmi jiray Xildhibaan Aamino kahor inta aan la dilin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo xalay qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa khudbad ay horay u jeedisay u...




















