28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxay ka dhigan tahay in doorashada Soomaaliya ay markale dib u dhacdo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Soomaaliya ayaa mar kale dib-u-dhacday xilli maanta oo 15-ka Maarso ah lagu ballansanaa in la soo afmeero doorashada Golaha Shacabka oo socota lix...

Taliyaha Asluubta Oo Kusoo Baxay Doorasho Ka Dhacday Magaalada Baydhaba

BAYDHABO-AYAAMAHA-Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 172 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed...

Qarax lagu dilay Maamule Iskuul oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo jugtiis laga maqlay Xaafado katirsan degmada Deeyniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay laamiga Degmada Dayniile gaar ahaan agagaarka Xaafada...

Dagaalka Ukraine iyo Ruushka oo saameyn ku yeeshay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Duullaanka Ruushka ee Ukraine ayaa laga yaabaa inuu carqaladeeyo sahayda qamadiga ee Afrika, wuxuuna kordhin karaa cunno yarida qaybo ka mid ah qaaradda kuna...

Mareykanka oo caddeeyay mowqifkiisa ku aaddan Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah tan...

Maxay Laftagareen ugu dhgan tahay Musharaxnimada Taliyaha Asluubta ee HOP#172?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta ka dhabeeyey musharixnimadiisa Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo isku soo taagay kursiga tirsigiisu yahay...

Wararkii ugu dambeeyay shirar xasaasi ah oo ka socda Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socda kulan gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed...

Kursigii uu damacsanaa Lafta gareen iyo kuraas kale oo maanta diiwaangelintooda dhaceysa Baydhabo.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah diiwaangelinaya musharrixiinta  7-dii kursi ee ugu dambeeysay Kuraasta Golaha Shacabka ee...

Kursi uu damac uga jiray Jen.Bashiir Goobe oo qoondo dumar laga dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kursiga #HOP018 oo uu damac ugu jiray Agaasimihii hore ee NISA Bashiir Goobe ayaa wararki waxaa ay sheegayaan in loo asteeyay dumar, waxaana lagu...

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo ka hor yimid Doorasho ka dhici laheyd Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in la hakiyay doorashada Kuraasta Beledweyne, sababo amni darro awgeed. Wararka qaar ayaa sheegaya in arrintan la...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan