Ukraine oo looga adkaaday dagaalka kuna baaqday wadahadal nabadeed oo degdeg ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa maanta ku baaqay wadahadal nabadeed oo macno leh oo si degdeg ah loola yeesho Moscow.
Waxa uu sheegay in ay...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Maaliyada oo shirar uga qeyb galaya dalka Mareykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Washington D.C ee Caasimadda dalka Mareykanka halkaasi oo shirar heer...
Maxaad ka ogtahay tirada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee weli dhiman?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...
Xagee lagu qaban doonaa doorashada ay shaaciyeen Guddiga doorashada Jubaland?
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga xulista Ergooyinka kuraasta #HOP124 iyo #HOP029.
Doorashada ayaa sida qorshunyahay ka dhici doonta Magaalada Ceelwaaq ee isla Gobolka...
Axmed Madoobe oo AMISOM ku eedeeyey inay ku fashilmeen howlgalkooda Somalia
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadlayay arrimaha amaanka Soomaaliya...
Muqdisho oo maanta lagu qabtay tartanka Baaskiillada iyo loollan dhexmaray dhallinyarada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho saaka waxaa tartan baaskiilada ah loogu qabtay dhallinyaro ka kala socday kooxo kala duwan, waxaana loo xiray qaar ka mid ah waddooyinka...
Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo howlgal ku dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Guutada 16aad Ururka 5-aad ee Ciidanka DANAB ayaa howlgallo qorsheysan saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay deegaano ka...
DEG DEG:- Lafta-Gareen oo shir deg deg ah isugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Ee...
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee laga...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Garoowe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Jimco ah Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socota doorashada lixdii kursi ee igu dambeeysay kuraasta taalla degaannada Maamulka Puntland.
Guddiga...
Waa Sidee Xaalada Doorshooyinka Dalka.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed iyo Galmudug ayaa Soo Gab-gabeeyay Doorshada Golaha Shacabka, halka Maamulka Sadexaad ee Soo Afmeeri doona uu Noqonao Maamulka Puntland Maalinta beri...




















