26.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey Ceel Waaq

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalad abaar oo ka jirta deegaanka Ceelwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, ayaa saameeyey dadka iyo duunyadaba. Illaa iyo shan...

Wada Hadalada Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Wanaagsan Maraya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira...

Askar badan oo Kenyati ah oo lagu laayey gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sagaal askari oo Kenyan ah oo ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa la dilay, halka shan kalana ay dhaawacmeen, kaddib markii gaari...

Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee sii kordhaysa sida uu taliyaha ciidamada Maraykanka...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaafiicda iyo diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa wali sii wada duqeymaha ay ku garaacayaan magaalooyinka dalka Ukraine. Ku xigeenka duqa magaalada Mariupol, ayaa sheegay in...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

Galmudug iyo Koofur Galbeed oo ka hortimid jadwalka isu yeerista iyo dhaarinta Xildhibaanada labada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada Maamul Goboleed ee Koofur Galbeed iyo Galmudug oo taabacsan Villa Somalia ayaa ka hortimid jadwalka isu yeerista iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee...

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug oo soo gaba-gabeeyay doorashada xildhibaanada labada gole.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa soo gaba-gabeeyay doorashada xildhibaanada labada gole ee aqalka sare iyo golaha shacabka BJFS. Doorashada golaha Aqalka sare oo...

Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan