27.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaaro gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, xili doorasho ay ka socoto...

Wasiiro katirsan Somaliland oo loo diiday Fiisaha Mareykanka+ sababta.

HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirada Warfaafinta iyo Arimaha Gudaha Somaliland Saleebaan Koore iyo Maxamed Kaahin ayaa loo diiday Fiisaha Maraykanka oo ay ka dalbadeen Safaarada Jabuuti. Koore iyo Kaahin...

Shir xasaasi ah oo ka socda Garoonka Garbahaareey iyo Ciidamo badan oo lagu daadiyey...

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Garbahaarey gaar ahaan Xerada Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leegihiin Garoonka diyaaradaha degmadaas ayaa waxaa shir ku...

Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta ugu sarreeysa Maamulka degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka gedo ayaa guud ahaan Shirkadaha diyaaradaha waxaa ay uga digeen inay degmada keenaan Xubnaha Guddiga...

Dowladda Somalia & Midowga Yurub oo ka shiray arrimaha amniga iyo doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann ayaa si wadajir ah u shir guddoomiyay Kulan looga...

Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askar katirsan Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Deni.

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan ilaalada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay halka loo yaqaano dalcada karin-dhiig ee...
Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan bilaabay

Ahlu Sunna oo Weerar Khasaaro geystay ka fulisay gudaha Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay weerar khasaaro dhaliyay oo ay...

Sababta dib loogu dhigay 11-ka kursi Hir-Shabeelle ee taala Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa dib u dhigay Doorashada 11 kursi oo uu jadwalkoodu soo gudbiyay 2-dii Maarso 2022...

Safiirka Qatar oo qirtay arrin Soomaaliya ku saabsan oo qarsooneyd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa sheegay in xiriirka adag uu ka dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya waxana uu...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u jooga Magaalada Muqdisho ee Mehmet...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan