Jubbaland oo dib u billowday doorashada Golaha Shacabka
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Jubbaland.
Kuraastaan...
Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulada Galmudug & Jubbaland ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada min Saddex kamid ah...
Qaraxyo & dagaal toos ah oo ka dhacay qeybo badan oo kamid ah Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa qaraxyo iyo dagaal toos ah ku qaadeen degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, Xaafada Daaru Salaam, degaanka Calamada...
Maxaa looga hadlay kulankii Ra’isul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah...
Guddiga Doorashooyinka HirShabeelle oo shaaciyey kuraas uu ku jiro midka Fahad Yaasiin
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka Doorashooyinka D/G Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay Jadwalaka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee...
Wararkii ugu dambeeyey Afgembi fashilmay oo ka dhacay Jabuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay saacado ka hor Afgembi fashilmay oo talada dalkaasi looga tuuri lahaa...
Kooxo hubeysan oo bartamaha Pakistan ku dilay nin gubay bogag ka mid ah Quraanka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Pakistaan kooxo hubeysan ayaa bartamaha dalkaas ku dilay nin lagu eedeeyay inuu gubay bogag ka mid ah Quraanka Kariimka, sida ay booliisku sheegeen,...
Maxaa ka jira in RW Rooble oo uu dalbaday in dib loo dhigo doorashada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la sheegay in uu ku cadaadinayo Guddiga hirgelinta doorashada ee heer Federaal inuu joojiyo qabashada doorashada kursiga HOP...
Ciidamada dowladda oo howlgal ku qabtay Koox Burcad ah
MUQDOSHO-AYAAMAHA-Howlgal qorsheysan amnigana lagu xaqiijinayay ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Maamulka degmada Walanweyn waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmadaas, kaas...
Madaxweynaha Galmudug oo isbaxaysi cusub ka billaabay Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada dhawaan lagu doortay Dhuusamareeb.
Xildhibaannada uu...




















