25.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dowladda Federaalka oo sheegtay in dagaal lagu qabtay Saraakiil katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwo katirsan daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degmada Jamaame oo katirsan...

Will yar oo lagu sameeyay qalliin noociisa aan horay dunida loogu arag

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaqaatiirta Mareykanka ayaa sheegay in will yar oo lagu magacaabo Easton uu dhigay taariikh xagga caafimaadka ah kaddib markii uu noqday qofkii ugu horeeyay...

Mareykanka oo joojiyay shidaalka iyo gaaska uu ka iibsan jiray Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wargeyska Wall Street Journal ayaa sheegay in Maraykanka uu Venezuela kala hadlay isbedal lagu sameeyo habka loo maamulo shidaalka dalkaas, si loo xoojiyo awoodda...

Galmudug oo shaacisay doorashada kuraas tartankooda isha lagu wada hayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taal Gaalkacyo. Waxaa uu guddiga uu shaaciyay in doorashadan ay dhici...

Deni oo la kulmay Isimada iyo Saraakiisha ciidamada Gobolka Bari.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Isimadii gacanta ku hayey dhibaatadii ka dhacdey magaalada Bosaaso ayaa maanta kulan kale ku yeeshay magaalada Boosaaso. Kulankan...

XOG:- Wasiir katirsan xukuumada Rooble oo berri kursigiisii xildhibaanimo weynaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirada waayey xildhibaanimada sanadkaan Baarlamaanka 11aad Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirada Batroolka,beeraha,Qorsheynta,Gaadiidka iyo Duulista Hawada,Xanaanada Xoolaha & Wasiiro kale. Marka la eego xubnaha ugu...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaaro gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, xili doorasho ay ka socoto...

Wasiiro katirsan Somaliland oo loo diiday Fiisaha Mareykanka+ sababta.

HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirada Warfaafinta iyo Arimaha Gudaha Somaliland Saleebaan Koore iyo Maxamed Kaahin ayaa loo diiday Fiisaha Maraykanka oo ay ka dalbadeen Safaarada Jabuuti. Koore iyo Kaahin...

Shir xasaasi ah oo ka socda Garoonka Garbahaareey iyo Ciidamo badan oo lagu daadiyey...

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Garbahaarey gaar ahaan Xerada Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leegihiin Garoonka diyaaradaha degmadaas ayaa waxaa shir ku...

Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta ugu sarreeysa Maamulka degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka gedo ayaa guud ahaan Shirkadaha diyaaradaha waxaa ay uga digeen inay degmada keenaan Xubnaha Guddiga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan