CC Shakuur oo loo ogolaaday kursiga xildhibaan balse hal caqabad oo culus wajahaya
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA- Arbacadii waxaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Cabdiraxmaan oo shan sano ku kharash gareeyey mucaaradnimada Farmaajo, ayaa...
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
SHABEELAHA HOOSE-AYAAMAHA-
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DAMAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey degaanada kala ah warmaxan &...
Maleeshiyaad gubay Guryo kuyaalla degaan ka tirsan G/Galgaduud
BALANBALE-AYAAMAHA- Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray degaanka Jiicle oo dhanka bari ka xiga degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo gubay Guryo iyo Barkado Biyaha...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay beel ka mida Hirshabelle.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood.
Madaxweynaha...
Guddiga Doorashada Galmudug Oo Hakiyey Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi oo ay...
Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee taalla Magaalada Baraawe oo la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada KGS Baraawe.
Waxay guddiga sheegeen in ay ergada war geliyeen in doorashada...
Akhriso:-Magacyda Lix Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Magaalada Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta dehmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay doorashada lix kamid ah...
Maxaa looga hadlay Kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland?
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
Booliska oo si kooban uga hadlay qaraxii ka dhacay afka hore ee Madaxtooyada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan ayuu ku sheegay in qaraxa dhacay uu mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku...
Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay kontarool laga galo madaxtooyada.
MUQDISHO-AYAAMAHS-Waxaa Goordhow qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar-Jajab ee Gobolka, waxaana qaraxaas dhacay jugtiisa inta badan...




















