26.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxaa Iska Bedelay Mowqifka Itoobiya Ee Ku Aadanaa Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...

Fahad Yaasiin oo markii ugu horreysay ‘afka furtay’ kana hadlay arrimo xasaasi ah.

Faallo uu qoray Agaasimihii hore ee NISA ahna La Taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin oo loogu magac daray "haddii aad wanaag fasho wanaag baa...

Guddoomiye Cusub oo loo doortay Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka

MUQDISHU-AYAAMAHA-xarunta Hoolka teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka kadib markii kal hore...

Gudoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo maanta Muqdisho lagu dooranayo

MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka. Guddiga u qaabilsan...

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka Oo Welwel Ka Muujiyay Boobka Doorashada

MUQDISHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee socota dalka, isagoona walaac ka muujiyay qaabka ay...

Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran

MUQDISHU-AYAAMAHA-Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...

Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran

Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...

Jubbaland & Koonfur Galbeed oo shaacinaya Guddiyada xulaya Ergooyinka doorashada

MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland gaar ahaan Guddiyadooda doorashooyinka ayaa waxaa lagu wadaa inay soo bandhigaan ama shaaciyaan Guddiyada soo xulista Ergada dooraneysa min...

Axmed Madoobe & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka shirey dardar gelinta doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal, Muuse Geelle...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo markale shaaciyay jadwalka doorashada saddex kursi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas hor leh oo kamid ah 11 kursi oo hore loo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan