Halista Al-Shabaab oo sii korortay 12kii bilood ee la soo dhaafay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha talista ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal Stephen Townsend ayaa sheegay in halista dhinaca amniga ee qaaradda Africa ay sii kordheyso.
Jeneraal Townsend ayaa...
SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa cambaareysay weerar ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ay...
Kenya oo markii ugu horreysay ka hadashay aqoonsiga Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland...
Puntland oo maanta ka dhaceysa doorashadii ugu horreysay ee Golaha Shacabka
GAROWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland waxaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda...
Xasaasi:- Mahdi Guuleed oo ka baxay garabka Farmaajo, kuna biiray dhanka RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed oo ka jawaabayey shir jaraa'id oo maanta ay qabteen Guddoomiyaha Baaralmaanka Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Prof. Cismaaciil Samatar iyo...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xilal cusub.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen...
XOG:- Loolan cusub oo u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble oo si toos ah usoo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Loolan cusub oo u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo si toos ah usoo...
Galmudug & Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiyada Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland & Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada kuraas kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda...
Maxaa Iska Bedelay Mowqifka Itoobiya Ee Ku Aadanaa Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...
Fahad Yaasiin oo markii ugu horreysay ‘afka furtay’ kana hadlay arrimo xasaasi ah.
Faallo uu qoray Agaasimihii hore ee NISA ahna La Taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin oo loogu magac daray "haddii aad wanaag fasho wanaag baa...




















