Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo soo idlaaday iyo kulanka berri oo Midowga Musharaxiinta ka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay kulanka maalintii shanaad uga socday Muqdisho xubnaha Golaha WadatashigaQaran ee ku saabsanaa Doorashooyinka.
Shirka ayaan saaka looga hadlin qodobkii la...
XOG:- Abaabulka qorsho halis ku ah Rooble oo Farmaajo billaabay..
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog leh taas oo lasoo warinayo in qorsheyaal cusub la dejinayo.
Sida aan ila...
Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo maant laga doodayo qodob cusub
Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen arimaha doorashooyinka.
Madaxda ayaa waxa ay maanta falanqeyn...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo weli la isku mari la’yahay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wada-tashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli isku fahmi la’...
Farmaajo oo Amar dul dhigay Lacagtii Imaaradka Carabta ee taala Bandhiga Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe waxaa uu ku amray in lacagtii laga qabtay Imaaraadka...
SAWIRRO:-Wasaaradda Ganacsiga oo shir u qabatay hay’adaha dowliga ah iyo Ganacsiga gaarka ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon is-waydaarsi ah oo ay...
Wararkii ugu dambeeyey howlgal gaar ah oo laga fuliyay Gobolka Shabeellada Dhexe.
JOWHAR-AYAAMAHA-Howlgalkaan oo Ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar...
Dibad-bix maanta Hotel lagu Dhex qabtay
Isu-soo-bax ay soo abaabuleen maamulka gobolka Banaadir iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Isu-soo-baxa ayaa ahaa...
Xabad Joojin La Kala Dhex-Dhigay Maleeshiyaad Uu Dhexmaray Dagaal Khasaaro Dhaliyey.
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag ee Gobolka Sool, ayaa dadaal ku bixiyay nabadeynta...
Shirka Golaha Wadatashiga Ee Muqdisho Oo Natiijo La’aan Lasoo Xiray Maalintii 4aad.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalintii afaraad ka socday Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay, iyada oo weli Madaxda is...