26.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Farmaajo oo Amar dul dhigay Lacagtii Imaaradka Carabta ee taala Bandhiga Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe waxaa uu ku amray in lacagtii laga qabtay Imaaraadka...

SAWIRRO:-Wasaaradda Ganacsiga oo shir u qabatay hay’adaha dowliga ah iyo Ganacsiga gaarka ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon is-waydaarsi ah oo ay...

Wararkii ugu dambeeyey howlgal gaar ah oo laga fuliyay Gobolka Shabeellada Dhexe.

JOWHAR-AYAAMAHA-Howlgalkaan oo Ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen  inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar...

Dibad-bix maanta Hotel lagu Dhex qabtay

Isu-soo-bax ay soo abaabuleen maamulka gobolka Banaadir iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Isu-soo-baxa ayaa ahaa...

Xabad Joojin La Kala Dhex-Dhigay Maleeshiyaad Uu Dhexmaray Dagaal Khasaaro Dhaliyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag ee Gobolka Sool, ayaa dadaal ku bixiyay nabadeynta...

Shirka Golaha Wadatashiga Ee Muqdisho Oo Natiijo La’aan Lasoo Xiray Maalintii 4aad.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalintii afaraad ka socday Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay, iyada oo weli Madaxda  is...

Ciidanka Dowladda Oo Fuliyay Howlgal Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

MUQDISHU-AYAAMAHA-Ciidanka Kummaandooska DANAB gaar ahaan kuwa Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen degaano...

Muxuu Yahay Qodobka Ugu Culus Ee La isku Mari La’yahay Ee Shirka Golaha Wadatashiga...

MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa maalintii afaraad oo xiriir ah galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay leeyihiin Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda...

Al-Shabaab oo Markale Weerar Dad Ku Qaaday Lamu Iyo Mandheera

LAAMUU-AYAAMAHA-Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen dad ku sugnaa deegaanka Hindi ee Magaaalada lamu, waxaana weerarkaas lagu...

Puntland oo Xabsiga u taxaabtay 13 Askari

GAROOWE-AYAAMAHA-Ciidanka Ciidamada Booliiska Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar Puntland ayaa xalay xabsiga dhigay 13 askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland, kuwaas oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan