26.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay Ciidamo ka tirsan Hirshabeelle iyo kuwa uu watay...

Xasan Sheekh oo beeniyay inay kala qeybsan yihiin Midowga Musharrixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha Bulshada oo lagu sheegayey inay kala qeybsameen oo laba garab...

Golaha Wasiirada Oo Cambaareeyay Isku Daygii Afgambi Ee Lagu Qaaday Xafiiska RW Rooble

MUQDISHU-AYAAMAHA-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim ah oo khuseeya xaaladda dalka siyaasadda,...

Wararkii u dambeeyey dagaal caawa ka socoda Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Waxa magaalada Baledweyne goordhaw ka bilowday dagaal xoogan, waxana xaafadaha magaalada laga maqlayaa rasaasta hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay kasoo baxayaan xoga kala...

Wararkii Ugu Dambeeye Ee Dagaalkii Ka Dhacay Balcad

BALCAD-AYAAMAHA-Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku dhimatay dagaal saakay waabarigii ay xubno ka tirsan Al Shabaab ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka shabeellaha...

Baarlamaanka Hirshabelle oo u yeeray Gudoomiyaasha G/Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.

JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa maanta Jowhar ka qabsoomay Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo xildhibaanada kulankoodaasi ajendahiisu ahaa. 1. Soo Bandhigida Soo Jeedinta Xildhibaanada...

Xijaar Oo Ciidamada Booliska Uga Digay Inay Ku Milmaan Arrimaha Siyaasadda

MUQDISHU-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Ciidanka Booliska qeybahooda kala duwan uga digay inay ku milmaan Arrimaha siyaasadda dalka, xili...

Lafta Gareen oo Lagu Cadaadinayo in uu Aqbalo Shirki Rooble Iclaamiye.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa cadaadis lagu saaray inuu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga ee uu ku baaqay Ra'iisal wasaare...

Yaasiin Fareey oo beeniyay warar kasoo baxay xaaladda Mukhtaar Roobow.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gaashaanle Sare Yaasiin Farey oo ah ku simaha agaasimaha hay’adda Nabadsuggidda iyo Sirdoonka ee NISA  ayaa beeniyay hadal ay ehelada Mukhtaar Rooboow ku sheegeen...

Milatariga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaalka saaka ee Balcad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday qaybo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan