27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Agaasime wasaaradeed shaqada looga ceyriyey hal arrin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqada ka joojiyay agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, kadib eedeymo culus oo loo...

Deni oo la yaaban wax Boosaaso ka dhacay “Ma ahayn wax la filaayay waxa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay markii ugu horeeyay ka hadlay dagaal socday saddex maalin oo Ciidanka Maamulka Puntland iyo kuwa...

Jubbaland Oo Shaacisay Guddiyada Xulista Ergada Doorashada Lix Kursi

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland ee SEIT ayaa shaaciyay Guddiyada xulista Ergooyinka dooranaya lixda kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo Maanta xiran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadooyinka muhiimka ah ee Magalada muqdisho ayaa maanta xiran, iyaga Ciidamada Ammaanka ay u diidayaan Gaadiidka daweynaha iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay...

Dowladda Soomaaliya oo xirtay Terminalka ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey iyo AMISOM

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay Albaabada u laabtay Tarminaalka Garoonka Aadan Cadde ay kasoo degtaan Ajaanibta iyo shaqaallaha qaramada Midoobey  ka dib...

Indhacade oo ka hadlay arrin ka caawisay inuu ka badbaado “shiish lagu toogan rabay”.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warqad Ganeral Yusuf Siyaad (Indhacade) uu u diray Madaxweyne Farmaajo, Ra'iisul wasaare Rooble iyo dhammaan taliyaasha nabadsugida iyo booliska ayuu kaga codsaday in la...

Kiiska Ikraan Tahliil oo dib usoo laaba kacleeyay iyo Rooble oo lagu dhegan yahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoyska Ikraan Tahliil ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugaga hadleen mowqifkooda ku aadan Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida 21kii November...

QM oo war kasoo saartay xaaladda dadkii ka barakacay Magaalada Boosaaso

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hadal ka soo baxay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, ahna Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadantinimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo weerar dadban ku qaaday MW Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in xaaladda cakiran ee dalka Soomaaliya kaliya looga gudbi karo in dalka ay ka dhacdo...
General Indhacade oo toogasho ka badbaaday

General Indhacade oo la qorsheeyey in loo dilo sidii Almaas Elman, xili uu ku...

MUQDISHO-AYAAMAHA-General Indhacadde, ayaa shalay ka badbaaday toogasho meel dheer ah, xilli uu ku suganaa Xerada Xalane dhanka xeebta, halkaas oo lagu ordo galabkii iyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan