Nabadoonka Beesha Waceysle oo in aysan marnaba aqbali doonin go’aankii guddiga khilaafaadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nabadoon Cali Xasan Cali (Jeesto) oo ah saxiixaha rasmiga ah ee kursiga HOP#067 ayaa jawaab culus ka bixiyey go’aankii ay shalay soo saareen guddiga...
DEG DEG:-Rooble oo qorsheynaya inuu kala diro ‘guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka’.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog gaar ah oo ay heshay AYAAMAHA ayaa sheegaysa in Ra’isul Wasaare Rooble uu qorsheynayo inuu kala diro guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka maadama ay sameeyeen...
Wararkii u dambeeyey dad Gaajo & Haraad ugu geeriyooday Galmudug.
Wararka naga soo gaaraya deegaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa uu sheegayaa in ugu yaraan lix qof ay abaar darteed ugu dhinteen.
Abaartani ayaa...
Maxaad ka ogtahay welwelka iyo Jahwareerka heysata Senetarada cusub?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abokor Dubbe oo maanta ka hadlayey munaasabad ka dhacday Muqdisho ayuu kaga hadlay jahwareer ay galeen senetaradii la doortay Afar...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay laba Danjire
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo...
DEG DEG:- Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo go’aan culus ka soo saaray Kursiga HOP#67.
Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa soo saaray natiijada kursigii doorashiisa lagu muran sanaa ee HOP# 67, kaas oo kusoo baxay Agaasimaha kumeel gaarka ah ee...
Midowga Afrika oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah Madaxweyne Farmaajo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Nabadda iyo Amniga midowga Afrika ayaa ku celiyay in ay ka go’an tahay in la dhiso hawlgalka xasilinta dhinacyada badan ee AU-UN ee...
Kismaayo oo ka socota qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Koonfur Galbeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa waxaa uu kusii jeeda magaallo ee...
Ma aaminsan hadalka R/W Rooble ee ah in dalka uu galay doorasho xor &...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka sheegay munaasabad halkaasi ka dhacday in uu tixgelin doona wixii...
Maamulka Gobolka Banaadir oo fuliyey howlgal lagu bur-burinaayay dhismooyin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Habeenimadii xalay ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ay sameeyeen howlgal lagu bur-burinaayay dhismooyin si sharci darro ah lagu dhistay Waddooyinka waaweyn ee degmada Kaaraan...




















