26 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Rooble Iyo Wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti

UQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa  halkaas ku soo...

Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya,  Xasan Bin Xamsa...

Nabad iyo nolol oo go’aan ku gaartay in kursiga la dhaafiyo Xildhibaan Mahad Salaad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen xubno umidoobay kuraasta qaar ee Galmudug taalla oo ay iska taageerida ay ku heshiiyeen. Kursiga sumadiisu...

Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay Shirka Amniga Hir-Shabeelle

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka oo maanta ay ka qeybgaleen...

Shaqaalaha Ajaanibta ee Puntland oo la dul dhigay amar cusub.

GAROWE-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo...
Shirka Caalamiga Ah ee Waxbaarshada

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlay Waxbaarshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafdi uu Hugaaminaayo ayaa magaalada Dubai ee...
Aargada kismaayo

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada 14ka Kursi Ee Ugu Horeysa Ee Lagu Dooranayo Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo doorashada 14 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...
AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Al-Shabaab oo si deg deg ah isaga baxay degmada Matabaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab oo dagaal la’aanta kula wareegay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa isaga baxay degmadaas oo muddo saacado ah  ay ku sugnaayeen. Al-Shabaab ayaa...

Buuq iyo Gacan ka hadal Maanta dhexmaray Golaha Wakiilada Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaaf gacan ka hadal isku badalay ayaa ka dhex qarxay xubnaha mucaaradka iyo muxaafadka ee Golaha Wakiilada Somaliland, kadib markii la isku qabtay sharciga...

XOG:-Kulan qarsoodi ah oo Villa Somalia ku dhex maray Farmaajo iyo Cumar C/rashiid.

MUQDISHO-AYAAAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay kulan qarsoodi ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan